MAANKA SHOP

Dukaanku si ku-meel-gaar ah ayuu u xiran yahay

Waan ka xunnahay, hadda dalabyo ma aqbalayno. Nagala soo xiriir WhatsApp — dhawaan ayaan soo laaban doonnaa.

WhatsApp
Ogeysiisyada
Ogeysiis cusub ma jiro
ad

Dhammaan Games-ka

Xulasho heer sare ah

Dooro Game-kada, kadibna dooro Package-kada

 

 

 

 

 

 

Sidee Maanka u shaqeya

01

Dooro game-ka & Package-ga

Fiiri Games-ka oo dooro package-ka kugu haboon

02

Gali Xogtada Game-ka

Player ID iyo magaca ciyaarta gudaheeda sida uu u qoran yahay

03

Lacag dir & la shubo

Ku bixi EVC ama JEEB adigoo isticmaalaya kood diyaar ah — waan xaqiijinnaa, isla markiibana waan ku shubnaa

Hababka lacag bixinta

Wareejin ammaan ah
EVC Plus

EVC Plus — Hormuud

Wareejin toos ah oo ka timaadda haraagaaga
JEEB

JEEB — Somnet

Wareejin toos ah oo ka timaadda haraagaaga

Maxaad u doorataa MAANKA?

Lacag bixin ammaan ahPassword ma jiro — ID keliya
Sapport toos ahWhatsApp 24 saac
Qiimo tartan lehQiimo dhimis joogto ah
Goob la aamini karoShubis loo maro goobo rasmi ah

Su'aalaha badanaa la isweydiiyo

Caadi ahaan dhawr daqiiqo gudahood kadib aqbalaadda iyo xaqiijinta lacagta; way kala duwanaan kartaa ciyaarta iyo culeyska.
Maya. Shubistu waxay ku dhacdaa Player ID keliya. Password-kaaga cidna ha la wadaagin.
Inta lagu jiro dalabka — u wareeji lambarka ku muuqda, kadibna soo geli sawirka rasiidka kahor dirista. Weligaa ha u wareejin lambar aan ku muuqan goobtan.
Waxaan hubinnaa magaca ciyaaryahanka kahor shubista, sidaas darteed magacu waa qasab.
Ka eeg "Dalabkeyga" ee kore — xaaladdu si toos ah ayay isu beddeshaa daqiiqad kasta.

Doorashadaada

Diiwaanka dalabyada

Qaybtan dalab kuma jiro.
Ku dar shaashadda mobilkaagaApp-ka MAANKA STORE — dhaqso & fudud